Khilaafkii sharci ee Aqalka Baarlamaanka Somaliland oo markale soo laba Kacleeyay

Khilaafkii xeerarka labada gole ee guurtida iyo wakiillada Somaliland, oo markale soo laba kacleeyay, kadibb markii qaar ka mida xeerar ay wadaagayeen labada aqal ay golaha wakiilladdu sife dastuurka Somaliland baalmarsan ay ugu gudbiyeen madaxweynaha, sida ay sheegeen golaha guurtida oo goor dhaweyd shir jaraa’id qabtay.

Xeerarkan ayaa kala ah, xeerka dekaddaha Somaliland, xeerka aaga cashuuraha ka caagan iyo xeerka diwaangelinta shirkadaha aaga cashuuraha ka caagan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker