Sacuudiga Oo Xidhiidhka Israel Ku Xidhay Madax-banaanida Falastiin

Wasiirka Arrimaha Dibada ee   Sacuudi Careebiya a Prince Faisal bin Farhan ayaa sheegay in xidhiidh rasmi ah oo dhexmara Sacuudiga iyo Israel ay ku xidhantahay sharuuda ah in la helo Dal iyo dowlad Madax banaan oo ay leeyihiin Falastiiniyiinta.

Wasiirka Sacuudiga Amiir Faisal bin Farhan ayaa arintan kaga hadlay  shirka Med2020 oo sanadwalba lagu qabto magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, isagoo aalada Internetka uga qeybgalay shirkaas.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker