Ex-Wasiir Saleebaan Xaglatoosiye Oo Beeniyey Warar Baraha Bulshada Dhex Wareegaya

Saleebaan Xagla-Toosiye wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa goordhweyd xaqiijiyay inaanu kamid aheyn garabka ka xisbiga Kulmiye ee wadahadalka kula jira Xisbiga Waddani.

wuxuu sidoo kale xaqiijiyay i aanu sinaba uga mid noqon Karin Xisbiga Waddani.

Ex Wasiir Xaglo-Toosiye ayaa markii hore lagu tirinayay siyaasiyiinta Kulmiye ee Waddani wadahadalku u socdo, ee uu hoggaamiyo Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker