Daawo:- Gudoomiye Cirro oo Soo Xidhay Tartan Kubadeed oo Lagu Xusayay Marxuum Cali Sanyare.

Hargaysa:- (OWN) Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (CIRRO) ayaa maanta waxa uu soo xidhay tartan Kasocday Magaalada Hargaysa oo Dhinaca Kubada Cagta ah isla Markaana lagu xusayay

AUN Marxuum Cali Ibraahim Muxumed (Sanyare) oo kamid ahaa haldoorka Somaliland kana Tirsaa Xisbiga Waddani.    KALKAN KA DAAWO.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker