Daawo:-Gudoomiyaha Ururka SOLA Oo Ka Hadlay Warqad Amar Ah Oo Ka Soo Baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland.

Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha Ururka Suxufyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto  ayaa waxaa uu ka Hadley warqad amar ah oo ka soo baxday  wasaarada warfaafinta Somaliland .

Warqadan oo ku socota dhamaan telefishanada Somaliland ka hawl gala  isla markaana lagu amray in maalinta Axada ah ay iska xaadariyaan  xarunta wasaarada warfaafinta Somaliland , Gudoomiye Xuuto ayaa soo bandhigay qeybo ka mid ah  qoraalka warqadaas  ku qoran oo uu dhibsadey…………Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker