Carruur walaalo ah ku geeriyooday Bali-biyood ay ku dhaceen

Saddex carruur walaalo ah ayaa geeriyooday, ka dib markii ay ku dhaceen war biyood oo ku taalla deegaanka Dhanaane Gobolka Shabeelle ee Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Carruurtan ayaa ku dhacay warta oo ay biyo badan ku jireen, waxaa halkaasi ku geeriyooday saddex wiil ee walaalaha oo xilligaasi goob u dhaw ku ciyaarayay

Guddoomiyaha Deegaanka Dhanaan, Aadan Axmed ayaa sheegay in carruurta ay ku dhaceen warta ay ku dhaceen tuulo la yiraah Geel-dhac oo 13 KM u jirta deegaanka Dhanaan ee Gobolka Shabeelle, isla markaasna halkaasi u ka socdo dhisme wado.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker