Daawo Beeraleyda Magaalada Ceerigaabo oo cabasho kamuujiyey naqshadaynta Ceerigaabo laga wado

Daawo Beeraleyda Magaalada Ceerigaabo qaarkood oo cabasho xooggan ka muujiyey mashruuca naqshadaynta magaalada Ceerigaabo kaasoo ay sheegeen in lagu burburiyey beero ay wx ku beeran jireen iyo guryo dad danyar ahi leeyihiin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker