Salaadiin ka Hadlay Geerida Suldaan Cumar Suldaan Faarax iyo Caleemo-saarka suldaanka Cusub

Hargeysa (OWN)- Qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland ayaa ka hadlay geerida Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo maanta Aas qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa, kaddib markii isla meydka marxuumka lagu keenay diyaarad ka soo qaadday dalka Turkiga oo xaalad caafimaad loo geeyey.

Waxa kale oo salaadiintu la hadleen Caleemo-saarka Suldaanka Cusub oo isla maanta loo caleemo saaray wiil uu dhalay Marxuum Suldaan Cumar.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker