Madaxweynaha DDS awladd Ee Itoobiya oo Sheegay in Ciidamadiisu Ka Guulaysteen Alshabaab

Madaxweynaha Dawaladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cumar Muxumed ayaa Sheegay in soo afjareen Dagaalkii u Dhexeeyay Ciidamadiisa, iyo Kooxda Ururka Alshabaab, Iyadoo Madaxweyne Mustafe Maalmihii u Dambeeyay Ku Sugnaa Jiidaha Dahaalkaasi Ka socdey, ee Xuduudka iyo Goobaha ay Kasoo Gudbeen Ururka Alshabaab.

Madaxweyne Mustafe Cumar Muxumed oo u Waramay Galabta Idaacada BBCda Laanteeda Afka Axmaariga ayaa Sheegay in Ay Ciidamadiisu Ka Guulaysteen, Kooxdaasi inkastoo Wararka lagu Sheegay in Dagalaadani ahaayeen Kuwa Kooban, islamarkaana uu Fashilmay Qorshihii Alshabaab Ka damacsanayd, In ay Gudaha igu Gasho Deegaanka, Laakiin Durtadiiba uu Saamayn ku Yeeshay Dadkii Shacabka ahaa ee Gudaha Deegaanka Soomaalida Kuwaas oo Ciidamadu Baadhis Xoogan Ku Samaynayaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker