“Ma Jirto Inan Lagu Faro-xumeeyay Wasaaradda” – Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Hargeysa (OWN)- Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Gabadh dhalinyaro ah oo sheegtay inuu tacaddi ka dhan ah jinsigeeda u geystay masuul ka tirsan wasaaraddaas oo ay ka shaqayso.

Warkan ayaa soo ifbaxay kaddib markii ay gabadhi sheegtay inuu masuulka wasaaradda ka tirsan ugu hanjabay kuna qasbay inuu shaqada ka caydhinayo haddii aanay u fulin waxa uu ka dalbado, balse masuuliyiinta wasaaradda ayaa arrintan been abuur ku tilmaamay.

Gabadha arrintan ku eedaysay masuulka ayaa la xidhay in kasta oo la sheegay in markii dambe xorriyaddeeda loo soo celiyey.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker