Weftigii Wasiirka Arimaha Gudaha JSL Oo Shil Gaadhi Ku Galay Gobolka Sool

Wefti uu hogaaminayay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo ku sugnaa gobolka Sool ayaa shil gaadhi ku galay deegaano u dhaxeeya Laascanood iyo Xudun ee gobolka Sool.
Gaadhiga Wasiirka Arimaha gudaha iyo gaadhi ay saarnayeen Ciidanka Booliska ee (RRU) ayaa is galay, shilkaasi waxaa ka dhashay dhaawac fudud iyo burbur soo gaadhey labada gaadhi.
Wasiirka Arimaha Gudaha ma jiraan wax soo gaadhay, waxaa dhaawacmay qaar kamid ah Askarta Booliska.
Weriye Liibaan Qaran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker