Qorax Madoobaad Saaka lagu Arkay Badiba Geeska Africa

Qorax Madoobad Ka Dhacay Qaar Kamida Dhulka Somalidu Degto ,Qorax Madoobad Ayaa Ka Dhacay Badiba Deegaanada Ay Somalidu Degto,Qorax
Madoobaadkan Ayaa Saaka Siweyn Looga Arkaayey Gobolada.

Somaliland,Waxaanay Dadku Kusoo Kaceen Qoraxda Oo Badh Maqan Yahay
Isla Markaana, Waxay dadku Qaateen Amarka Rabbigood oo ah in Loo Dareero Salaatul Kusuuf . Ilaahay SWT ayaana sideedii kusoo Celiyay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker