Muxuu madaxweyne Deni ka yidhi shirka Jabuuti uga socda Xassan Sheekh iyo Muuse Biixi

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaliilay shirka Jabuuti uga socda, madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweyne Deni oo xalay hadal ka jeediyay kulan uu ku soo bandhigayay musharaxnimadiisa doorashada madaxtinimo ee Puntland ayaa waxaa uu yiri:

‘Shirka Jabuuti ka socda waan dhaliileynaa waana cambaareeyneynaa, garna ma aha in iyadoo Soomaali ay Puntland ka maqantahay in la yiraahdo Soomaaliya ayaa laga hadlayaa, waa arrin khaldan’.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker