Sacuudiga Oo Cadeeyay inay weli Raaligelin Ka Sugayaan Dowlada Canada

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Sacuudiga Adel al-Jubeir  ayaa  shirka QM kusoo qaatay Dacwada ay ka yihiin dalka Canada waxa uuna halkaa ka cadeeyay inay weli raali gelin ka sugayaan dowlada Canada oo ay horaantii sanadkan xiisadi ka dhex aloosantay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker