Daawo:-Masuul Ku Gacansaydhay Xilkaqaadis Madaxwayne Muuse Biixi Ku Sameeyay+Sababta.

Hargaysa-(OWN)-Dhawaan ayey aheyd markii madaxweyne Muuse Biixi uu gudoomiye ku xigeenka Haaya’dda qaxoontiga iyo barakacayaasha u magacaabey Faadumo Cabdilaahi Cumar Diiriye, taas oo uu hore ugu magacownaa  Khadar Sh Cabdilaahi Sh Cali Jowhar .

Masuulkan  hore xilkaas uga magacownaa ayaan digreeda madaxweynaha lagu sheegin in aan xilkas  laga qaadin balse masuul kale uun lagu dul magacaabey, waxaana uu sheegay gudoomiye ku xigeenki  hore in aanu xilkaas baneyneen ilaa inta si sharci ah xilkaas looga qaadaayo… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkan Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker