Dhegayso: Xoolaha ka Dhoofa Dekedda Boosaaso oo aad u Kordhay

Wasiirka Dekedaha Puntland Maxamed Cismaan Cabdi oo u Warmay Warbaahinta  ayaa ka warbixiyay Tirada Xoolaha ka dhoofay dekedda magaaladda Boosaaso labadii bilood ee la soo dhaafay. Wasiirka ayaa sheegay in ay korodhay tiradii xoolaha ka dhoofay dekedda labadii bilood ee la soo dhaafay oo xoolo ka badan 100 kun oo neef loo dhoofiyay dalalka Khaliijka Carbeed.

Warkaas Wasiirka oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Dhagayso:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker