Golaha Deegaanka cusub Laascaanood oo doortay Maayarka Iyo Mayarka Kuxigeen

Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee degmada Laascaanood oo saaka yeeshay kalfadhigoodii u horeeyay ayaa maayarka Laascaanood u doortay Cabdiraxiin Cali Ismaaciil (Qase) oo Xisbiga WADDANI ka soo baxay, halka ay maayar ku xigeenka u doorteen Axmed Maxamed Cumar (Kowte) oo ka soo baxay Xisbiga UCID.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker