Diyaarad yar oo ku burburtay agagaarka Paris

Diyaarad yar ayaa si degdeg ah ugu degtay xaafad ku taal koonfurta magaalada Paris.

Saddexda qof ee la socday diyaarada ayaa waxaa soo gaaray dhaawacyo an halis aheyn,sida ay saraakiishu sheegeen.

Ma jirto cid kale oo wax ku noqotay dhacdadan.

Diyaaradda ayaa ku degtay xaafad ku taal Villejuif ka dib markii ay cilad ku timid matoorka, sida uu sheegay wasiirka gaadiidka Faransiiska, Clément Beaune.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker