Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Wada-Xaajoodka Somalia

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay wada hadalka u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia.

 

 

Eng. Faysal Cali Waraabe oo Saxaafadda Hargeysa kula hadlay waxa uu Dadafeeyay Gudida uu Madaxwyene Farmaajo u Magacaabay wad hadalka Somaliland, isagoo ku tilmaamay ‘hadhaagii taliskii Siyaad Barre’

 

 

Dhawaan ayay ahayd markii ay xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo gudida ay u saartay wada hadalka Somaliland ay shaaciyeen in ay diyaar u yihiin wadaxaajood, balse ay sugayaan dhanka Somaliland.

Warka Faysal Cali Waraabe oo dhammaystiran goor dhow  ka Filo Oodwaynemedia

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker