Raysulwasaaraha Japan:’Waa in wakhtiga la tartanaa si dadka loo badbaadiyo’

Samatabbixiyeyaasha ayaa ku dadaalaya sidii ay dad badan oo badbaaday uga soo saari lahaayeen dhismayaasha dumay, kuwaas oo ay hor istaageen waddooyinka burbursan iyo kuwa xiran.

“Waa inaan la tartannaa waqtiga si aan u raadino oo aan u samatabixino dhibanayaasha musiibada saameysay,” ayuu yiri RW Kishida ka dib kulan wax looga qabanayo musiibada.

“Qasaare aad u ballaaran ayaa la xaqiijiyay, oo ay ku jiraan dhaawacyo badan, dhismayaal dumay iyo dab,” ayuu yiri, isagoo intaas ku daray in samatabbixiyeyaashu ay ku adkeyd inay gaaraan cirifka waqooyi ee Jasiiradda Noto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker