Golaha Wakiillada Somaliland Oo Maanta Ansixiyay Xeerka Maalgashiga

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay Xeerka Maalgashiga, kaasi oo muddo badan la sugaayay.

Xeerkan ayaa ah mid lagu hagi doono maalgashadayaasha caalamiga ah iyo kuwa gudaha, iyadoo xeerkani uu wax badan ka tari doono maalgashiga Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker