Muqdisho: Dilkii iyo Kufsigii Marxuumad Xamdi Maxamed oo boolisku shaaciyay Tirada Dadka loo haysto.

Dalka Soomaaliya waxaa sanadihii lasoo dhaafay aad u kordhay tacadiyada ay kamidka yihiin kufsi wadeeradka iyo dilalka loo gaysanaayo dumarka Soomaaliyeed.

Dhacadii u dambeeysay waxay ahayd mid toddobaadkii la soo dhaafay muqdisho loogu geystay gabadh dhallinyaro ah oo kufsi iyo dil la isugu daray.

Haddaba booliiska magaalada Muqdishu ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo ay kaga hadlayaan kusfiga ka dhacay Muqdishu iyo baaritaanka ay wadaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker