Dhagayso: Wararkii ugu Dambeeyay ee Shirka Muqdisho uga Socda Madaxda Somalia
Dhagayso:Magaalada Muqdishu waxaa weli ka socda shirkii u dhexeeyey madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada oo Lagaga Arrinsanayo Hannaanka doorasho ee Wadanka Somalia iyo goorta ay dhacayso.