Raysal Wasaarihii hore ee oo noqday darawal kaxeeya gawaarida Xamuulka ah

RW-hii hore ee UK David Cameroon oo noqday darawal kaxeeya gawaarida Xamuulka ee trucks ah

David ayaa kasoo muuqday warbaahinta xilli uu safar u ahaa dalka Poland si halkaas uu ugeeyo shixnad rakaab ah oo uu sido.

Kawaran kuweenna madaxda ah ee marki xilka loo dhiibo dabaqyada waaweyn ka dhista Turkiga, Qatar, UAE, Kenya iyo waddamada kale ee shisheeye, Dhulalka waaweyn iyo Dabaqyadana ka jeexda gudaha soomaaliya?

Waxay sheeganayaan muslimiin haddana waxay dhacayaan hantida dadweynaa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker