Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL Oo Maanta Daahfuray kulan lagaga hadlayay Dhaqan-gelinta Xeerka ka Hortagga Maydhaanka lacagaha Lr. 87/2019.

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL, Mudane Cali Ibraahim Jaamac, iyo Agaasimaha Guud Mudane Axmed Xasan Carwo ayaa maanta si wadajir ah u daahfuray kulan lagaga hadlayay Dhaqan-gelinta Xeerka ka Hortagga Maydhaanka lacagaha Lr. 87/2019.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker