Khilaaf ka taagnaa deegaanka Aroori ayaa maanta maamulka Gobalka Togdheer xal ka gaadheen.

“Waxaa ilaahay mahadii ah inaanu maanta ku guulaysannay inaanu si rasmiya usoo gabagebayno, xaalad beryahan ka taagnayd deegaanka aroori, waxaan umahadcelinayaa labadii dhinac ee deegaanka isku hayay oo si gobonimo leh ugu hogaansamay go’aamadii Gudiga Nabad gelyada Gobolka Togdheer
Waxaan insha allah rajaynayaa inaynu nabadgelyada kawada shaqaynno, maadaama innagu aynu ubaahannahay, oo ku noolnahay nabadgelyada.”Gudoomiyaha Gobalka Togdheer.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker