Daawo: Waraysi Xiiso badan Siyaasi Geeljire Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyey In Aanu Dhex U Ahayn Shacabka Somaliland

Hargeysa (OWN):- Siyasi Cabdilaahi Geel Jire ayaa waxaa uu arin lala yaabo ku  tilmaamay heshiis ay xisbiyada UCID iyo Kulmiye ay si gaar ah uga gaadheen arimaha doorashooyinka .

Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire ayaa sidoo kale  madaxweyne Biixi ku eedeyye in aanu shacabka Somaliland dhex u aheyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker