Somaliland Waxay Beenisay In UK Ay Safiir Gaar Ah U Soo Magacow-dey Dalkeeda.

Hargaysa-(OWN)-Ayaan Maxamuud Cashuur, oo ah wakiilka Somaliland u jooga waddanka Ingiriiska ayaa beenisay in UK Ergay ama safiir u soo magacawday Somaliland.

“UK waxaa u jooga Somaliland representative u qaabilsan xidhiidhka UK and Somaliland. Fadlan  joojiya warka aad faafinaysiin ,  safiir iyo envoy midna maaha. Ilaahey maalintaas ha inna gaadhsiiyo. Insha allah dhawaan” ayay tidhi Ayaan.

Natiijada sawirka AYAAN CASHUUR

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker