Xukumada Somaliland oo Ku Gacan saydhay Tirada Xujaajta La siiyaay Sanadkan

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Albaani ayaa sheegay in somaliland Dacwad u gudbisay dawlada Sucuudiga.

Xukuumadda Somaliland ayaa ka biyo diiday tirada sannadka laga siiyay dadka tegaya Xajka.

350 qof ayaa la siiyay tirada sannadka tegaya Xajka.

Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay dawladda Soomaaliya in aanay si caddaalad ah u qaybin tirada la siiyay Soomaaliya iyo Somaliland oo dhan shan kun laba boqol iyo lix Xaaji.

Boqolkiiba 40% ayay doonaysay Somaliland in la siiyo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker