Wasiirka Arimaha Gudaha oo Go’aamiyaay Xiliga iyo Goobta uu Ka Dhacayo Mudaharaadka ay Mucaaradku Qabsanayaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha JSL Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa go’aamiyey in Mudaharaadkii ay ku baaqeen Xisbiyada Mucaaridku uu Qabsoomayo Beri oo Khamiis ah Taariikhduna tahay 11.08.2022 Saacadaha 7 Subaxnimo illaa 2-da duhurnimo.
Mudaharaadku wuxuu ka dhacayaa Xarumaha ay labada Xisbi ee Ucid iyo Waddani ku leeyihiin 6-da Gobol doorasho ee Waaweyn.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker