‘Anigu Nin Somaliland Looga Baqo Ma Ihi…” Faysal Cali Waraabe Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey

Hargeysa(OWN) Guddoomiyahah xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa lagu soo dhaweeyey madaaarka Cigaal International Aiport oo uu ka soo degay goor dhaweyd kadib markii uu ka soo laabtay shir uu kaga qeyb galay dalka Belgiumka kaas oo loo qabtay dawladda Soomaaliya iyo maamuladdeeda.

Faysal Cali Waraabe ayaa warbaahinta la hadlay kadib soo dhaweyntiisa waxa uu shegay in u ku faraxsan yahay in dalkiisa si diiran maanta. Faysal waxa uu sheegay in aanu ahayn maanta nin looga baqaayo qarannimada Somaliland oo uu yahay nin ku adag.

Sidoo kale Faysal cali waraaeb waxa uu ka hadlay deeqaha somaliland la siiyo in si toos ah loo siiyo in uu ku guulaystay

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker