Duqii Magaalada Jabuuti Oo Is Casishay

Duqii  Magaalada Djibouti ee Caasimada dalkaasi  Mss  Faatima Awaleh Cusmaan ayaa iscasilay si lama filaan ah.

Waxaanay Warqada Iscasilaada U gudbisay Xafiiska Madaxtooyada ee dalkaasi Looga Arrimiyo , Gaar ahaana Xafiiska Madaxwayne  Ismaaciil Cumar Geelle.

Mss Faatima waxay Sheegtay inay Isu Casishay Sababo Ugaara .

Fatouma ayaa Ahayd Haweeneydii ugu horreysay ee gobolka Geeska Afrika Loo doorto Duq Magaalo Caasimad ah.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ay diiday amar dib loogu soo celinayo xubnihii shaqaalaha ee xafiiskeeda  Ee ay shaqada ka  Eriday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker