Arday Aragga Ka Naafa ah oo Imtixaanka Dugsiga . Sare u Fariistay

 

28 arday oo indho la’ ayaa ku jiray 31,500 arday sanadkan u fariisatay imtixaanka dugsiga sare ee ay qaaddo Dawladda Federalka ee Somalia.

Ardaydaas waxaa ka mid ahay Samiira Jimcaale oo sheegtay inay ku faraxsan tahay fursaddan ay heshay.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray wariyaha VOAda Cabdulqaadir M. Cabdulle.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker