“Waxaanu Idinka Raaligalinaynaa Qaabkii shalay Laydiin Waydiinayay Cashuurta aan Hore laydiin Ogaysiin “

Maamulka Dawladda Hoose ee Magaalada Hargeysa ayaa raali gelin ka bixiyay cabasho ka soo yeedhay Dirawalada Tagaasida Loo Yaqaano VITZ.

“Dawlada hoose kama xishoonayso in ay raaligaliso darawalada tagaasida yaryar ee caasimada in cashuur ururinta lagu bilaabay iyada oo aan la sii ogaysiin.” ayuu yidhi Duqa Caasimadda Cabdikariin Axmed Mooge.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker