Daawo Sheekh Maxamed C Biixi Oo Si Adag Uga hadlay Colaadaha Tukaaq & Ceelafweyn Reer Sanaagna Farriin Udiray

Ceerigaabo(OWN) Sheekh Maxamed Cali Biixi oo Kamid ah Culimada waaweyn ee Reer Somaliland ayaa maanta xilli uu ka hadlayey munaasibaddii Salaadda Iidal-fidriga ee magaalada Ceerigaabo Wuxu Si Adag Uga hadlay Colaadaha Tukaaq & Ceelafweyn Sidoo kalena farriin culus  wuxu u diray guud ahaan bulshada Reer Sanaag

Warkaasoo dhammaystiran halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker