Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Looga Yeedhay Xarunta Denbi Baadhista

Afhayeenka xisbiga Waddani ayaa Saxaafadda la hadlay markii uu ka soo baxay xarunta CID-da, waxaanu warbaahinta u sheegay inuu si wanaagsan ula dhaqmay taliyaha Laanta denbi baadhista. Isagoo sheegay in la waydiiyay su’aalo khuseeya mucaaridnimadiisa xadhkaha goosatay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker