Daawo:-Qaar Kamida Madax-dhaqameedka Dawladda Deegaanka Soomaalida Oo Ka Hadlay Khilaafka U Dhexeeya Mustafe Cagjar Iyo Axmed Shide.
Jigjiga-(OWN)-Qaar Kamida Madax-dhaqameedka Dawladda Deegaanka Soomaalida Ayaa Waxaa Ay Ka Hadleen Khilaafka U Dhexeeya Mustafe Cagjar Iyo Axmed Shide.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.