Wafdi ka socda Puntland oo kulan la qaatay dawladda Itoobiya

Sida lagu soo daabacay bogga X (ee horay loo ron jiray Twitter) ee wasaaradda Airmaha Dibadda ee Itoobiya, wafti ka socda dawlad goboleedka Pyuntland ayaa waxay gaareen dalka Itoobiya, waxaana hor kacayay wasiirka Maaliyadda Puntland, Mohamed farah Mohamed.

Mudane Meganu Arga oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ayaa lagu sheegay warka lagu daabacay Twitter ka in uu qaabilay wafdiga. Sidoo kale waxaa lagu soo daabacay bogga sawirada kulanka dhex maray labada dhinac.

Dhawaan ayay ahayd markii Puntland ay sheegtay in ay xiriirka u jartay dawladda federaalka Soomaaliya kadib markii la ansixiyay waxkabadalka dastuurka Soomalaiya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker