Madaxweynaha Somaliland Iyo Siyaasiin kale Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Maanta Marxuum Cabdilaahi Obsi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qayb-galay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdilaahi Cige Muuse (Obsi) oo lagu aasay Xabaalaha Sheekh Nuur ee Barriga Hargeysa ka dib markii lagaga tukaday salaada jinaasada masjidka tabliiqiyiinta ee Hargeysa.

 

Waxaana Aaska Marxuumka ka soo qayb-galay haldoorka Jamhuuriyadda Somaliland oo dhamaantood ka markhaati kacay shaqsiyadii wanaagsanayd ee uu lahaa marxuumku, taariikhdii iyo geesinimadii aanu la gaban jirin wakhtigii adkaa ee shacbiga Somaliland Soo Maray.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker