Daawo:- Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Prof Yasiin Maxamuud Xiir Faratoon Iyo Wasiirkii Hore Dr Sacad Cali Shire Oo Si Rasmiya Xilka Ula Kala Wareegay.

Hargaysa-(OWN)-Waxaa Maanta Si Rasmiya Xilkii Ula Kala Wareegay Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Prof Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon Iyo Wasiirkii Hore Dr Sacad Cali Shire, Munaasibaddan Oo Ay Kasoo Qayb Galeen Masuuliyiin Ka Kala Socday Xukuumadda Iyo Sida Oo Kale Saaxiibada Caalamka Ee Ay Leedahay Somaliland Iyo Marti Sharaf Badan Ayaa Hadallo Badan Halkaasi Laysku Dhaafsaday…………  Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker