Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka hadlay xaaladda ardeyda ku sugan Shiinaha
Ardeyda Soomaaliya ee wax ka barta dalka Shiinaha ayaa sheegay inay dareemayaan cabsi iyo kelinnimo kaddib markii Fayraska Corona uu ka dillaacay dalkaasi.Ardeydani ayaa BBC-da u sheegay inaysan dowladoodii aysan ka helin tageero, sida in laga soo daad gureeyo dalkaasi maadaama ay dowlado badan muwaadiniintooda kala soo baxeen Shiinaha.