Shir gudoonka Golaha Wakiilada oo Guddi u Saaray Wax kabadalka Laba Xeer oo Bulahasu Khaati Ka Taagnayd

Hargeysa SL-P Sabti 24 December 2022 Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Gollaha Wakiilladda JSL ahna kusimaha Gudoomiyaha Md Siciid Mire Faarax (Giire) ayaa guddi gaar ah u magacaabay Wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeyo Xeerarka kala ah
1) Xeerka Ciqaabta Guud
2) Xeerka Habka Ciqaabta

Xeerarkan oo muddo dheer Dalka JSL lagaga dhaqmayay ahaana xeerarkii 1960kii la abuuray markii labada dawladood ee Somaliland iyo Somalia isku biireen
Qoraalka gudiddan gaarka ah lagu magacaabayna waa kan ku lifaaqan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker