Wafdi ka socda Suudaan oo dhambaal soo gaadhsiiye Madaxweynaha Jabuuti

Wafdi ka socda dalka sudan oo u hogaaminayo ergeyga gaar ah ee madaxweynaa golaha ku meel gaadhka ah ee dalka sudan Dafallah al-haji cali ayaa gaaray dalka jabuuti Iyaga oo la kulmay Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Ergeyga oo sidday dhambaal qoraal ah, oo u soo gaarsiyay Madaxweynaha Jabuuti waxa uu uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Suudaan, oo ah halka ay ka socdaan dagaallada u dhexeeya cidaanka milatariga iyo cidaanka gurmadka deg-dega ah ee ( RSF ). iyada oo wali aay si goordhayso dhimashada iyo dhaawaca ee laabada dhinac iyo dadka rayidka ah.

Ergeyga ayaa sheegay sida ay uga go’an tahay sii wadida dadaallada dhex dhexaadinta ah ee Madaxweynaha Jabuuti uu ka wado qalalaasaha Suudaan.

Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo xubin ka ah guudiga madaxweynayasha ee saddex geesoodka ah ee IGAD u xilsaaray qalalaasaha Suudaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker