Akhriso: Dowlada Soomaaliya Oo Eedeymo Culus U Jeedisay Dowlada Kenya.(Akhriso)
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku Eedeesay Dowlada Kenya Inay Faro-galin Siyaasadeed iyo mid amni -ba ku heyso Soomaaliya, waxaa kaloo ay Dowlada Federaalka Somalia Intaa Raacisay In Dawlada Kenya ay Aalaaba Qaado Tallaabooyin Wiiqaya Xidhiidhka ka Dhexeeya Labada Dawladood .
War Saxaafaeeedka kasoo baxay Dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Xeerarka Caalamiga ah kasoo horjeedaan in dowlada Kenya ciidankeeda qeybta ka ah AMISOM aysan u Adeegsan Khal khal Galinta Amniga iyo faragalin siyaasadeed.
Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka: