Somaliland oo Guul Dublomaasiyeed ka kasbatay Safarkii Weftiga Wasiirada oo caawa Taiwan ka soo Amba-baxay

Taipei (OWN)- Weftiga Wasiirrada Somaliland ee uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr Ciise Kayd Maxamuud, ayaa ka soo anba-baxay dalka Taiwan kaddib booqasho muddo Shan maalmood qaadatay oo ay kulamo kula qaateen masuuliyiinta ugu sarreysa dalkaas.

Warkan amuuran ku saabsan kaga bogo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker