“Ma taageereyno in doorasho aanan loo wada dhaneyn ay ka dhacdo Soomaaliya” Dowladda UK

Dowladda UK ayaa sheegtay in aysan taageereynin tallaabo kasta oo Soomaaliya u horseedi karto in laga qabto doorasho aanan loo wada dhaneyn ama mid barbar socota.

“UK ma taageereyso tallaabooyin horseedi kara in la qabto doorashada aanan loo wada dhaneyn ama doorashada barbar socota ama dadaalo horseedaya kordhinta muddo xileedyadii horay u jiray” ayaa lagu yidhi qoraal lasoo dhigay safaaradda UK ee Soomaaliya.

Hadalkan UK ayaa kusoo beegmayaa xilli beesha caalamka ay Soomaaliya ugu baaqday in si deg deg ah ay ku qabato doorasho xor iyo xalaal ah.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker