“Somaliland Waxa Ay Waayo Arag Ku Tahay Sidda Loo Dhiso Nidaamka Dawladnimada Oo Laga Soo Bilaabayo Meel Waxba Ah Iyo Sidda Loo Xaliyo Collaadaha, Soomaaliya Dhibaato Badan Ayaa…” Madaxweyne Biixi Oo Hadlay

Hargaysa (OWN) Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay 28  sanno ka hor ka soo bilowday dawladnimada meel eber ah waxaanu sheegay inay waayo arag ku tahay sida loo dhiso nidaamka dawladnimada isaga oo sheegay inay diyaar u yihiin inay caawiyaa Soomaaliya balse ay dabrayso aqoonsi la’aanta ka haysta beesha caalamka, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker