Dhegayso: Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo ka Warbixiyay Wixii kasoo Baxay Shirkii

Jabouti : Somaliland ayaa shirka ka furmay Jabuuti, oo ay la leedahay dowladda federaalka kusoo bandhigtay, qodobo ay sheegtay inay horey ugula heshiisay dowladda federaalka, oo aan la fulin.

 

 

Qodobadaas ayaa waxaa ka mid ah in la joojiyo hadallada xanafta leh ee la is-dhaafsado, in si wadajir ah loo maamulo hawada Soomaaliya, iyo in Somaliland ay si ka madax-banaan dowladda federaalka ay u hesho deeqaha caalamiga ah ee lagu bixiyo magaca Soomaaliya.

 

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon oo Warbaahinta uga Waramay Wuxuu u dhacay Sidan .

 

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker