Dhegayso : Warbixin ku Saabsan Carwada wax soo saarka Somaliland oo maanta la furay

Magalada Hargeysa waxa maanta laga furay carwadda wax soo saarka warshadaha waddaniga ah ee Somaliland, iyadoo ay ka qaybgaleen madax sare oo ka socota dalka Itoobiya.

Carwada ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb-galaya milkiilayaasha warshadaha Somaliland iyo dadweyne badan.

Warkaas oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Dhegayso:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker