Xasan Shahar Oo Katirsan Kulmiye Ayaa Dhaliilo Usoo Jeediyey Xisbiga Waddani
“Madaxweynuhu Isagoo Gudoomiyaha Xisbiga ah Markii uu La Tartameyay Cabdiraxmaan iyo Faysal 80.000 iyo Dheeraad ayuu Kaga Guulaystay, Maantana Wuu Kasii…” Xasan Shahar Xubin firfircoon Katirsan Kulmiye Ex Golihii Hore Ee Deegaanka Caasimada Hargeysa.